Qaraabada waa muhim inaan xiriirino, marka aan qaraabada leenahay, waxaa soo galaya dadka awoowahaaga labaad dhalay oo dhan, qofkaad awooddo waa inaad wax siisaa lacag iyo iwm. ma aha inaad ka fogaato ama aad yasto ama aad iska weynaysiiso, siiba marka ay qaraabada yihiin dad dumar ah, haweenka si gaar baa loo qiimeeyaa, ee ha ilaawin inaad wax u qabato.
Dad
waxaa jira oo dibada tagay, marka taleefan u soo dhaco wuu eegayaa,
haddii qofka soo diraya uu yahay dad qaraabo ah waaba daminaya, ama qof
kale ayuu u dhiibaya wuxuu leeyahay nambarka waa qalad dheh.