Qabiilada ugu kacsi badan somali haweenkooda ilaa iyo hadda qabiil si gaar loogu tilmaami karo kacsi ma jiro, qaabiil kasta waa laga heli karaa naago aad u qooq badan, qabiilada maanta ku nool dalka soomaali asalkooda waxay ka soo jeedaan dad kala duwan, soomaalida waa dad isbiirsaday sidaa awgeed dadka somali qaababkooda aad buu u kala duwan yahay, hal qabiil ayaad ku arkaysaa dad cad iyo dad madooban, sidoo dad timo jilicsan iyo qof timo adag, iyo waxyaalo kale oo badan tilmaamaya in dadkaas hal meel ayna ka soo jeedin, waxaa kaloo jiro qaabil dad kale sheegtay oo deegaan ka dhexeeyo, taas dadkeena somali aad bay ugu bada tahay, haweenka quruxdooda ayaa tusaale u ah, hal qabiil waxaad ka dhex arkaysaa dad dumar aad u qurux badan sidoo kale dumar aad uga fog kuwaas, inkastoo ay dhici karto taas haddana waxaad dareemaysaa in dadka ay isku dhex jiraan.