Naag ninkale jecel nolol hala wadaagin sababta waatan qiso amakaag leh



Naagtan waxaa lagu daray nin hanti leh markii loo diiday ka dib nin iyada ay jaamacad la dhigan jirtay waayo wuxuu ahaa faqiir iyadana waxay ahayd naag hanti leh aabaheeda wuu diiday inay guursato ninka ay jaamacadda isla dhigan jireen, marka lagu daray ninka hantida lahaa waxay adeegsan jirtay kaniiniga uurka reeba, galmadiisana kama heli jirin, dhowr bilod markuu qabay kaddib ayay raadisay wiilkii ay jaamacadda islan dhigan jireen, waxay u tagtay gurigiisa isagoo dhibaataysan oo jaamacadda ka baxay oo shaqo aan haysanin, markaas ayay u soo jeedisay fikrad ah inay ninkeeda hantida leh ka dalbayso inuu furo faramshi marka uu meesha isaga ka shaqeeyo, marka ninkeeda ayay ka dalbatay inuu farmashi uu u furo maadamaa iyada ay ka so baxday caafimaadka, kaddib waxay keentii ninkii ay jeclayd farmashiya si uu ugu shaqeeyo, ninkeeda ma oga inay is garanayaan ninka ay keentay xaaskiisa saqadan, ninka walaashiisa ayaa waxay baratay ninka farmashiyaha la keenay, maalin maalmaha ka mid ah waxay aragtay ninkan oo naagta walaalkeeda haysto markaas ayay u sheegtay walaalkeeda kaddib wuxuu ka eryay shaqada, markaas ayay u tagtay naagtii ninka saaxiibkeeda oo shaqada laga ereyay waxuu yiri ninkaaga sun sii, sun oo lagu dhimanayomuddo kaddib, ninkeeda isagoo safar aaday ayay sun siisay wuxuu ku dhintay dibadda, marka loo soo sheegay geeridiisa ayay ninka kale guursatay, ninka marka ay is guursadeen waxuu bilaabay inuu iyada ka mashquulo oo naaga kale uu barto, waxay go'aansatay isagana isagoo safar aadayo inay isla sunkii ay siisay ninkeeda siiso, sun ayay ugu soo dartay kalluun iyadan wuxuu ugu daray cabbitaanka labadooda sidaas ayay ku dhinteen, marka jacaylka guurka ka baxsan waa been layku akhrinayo.
gogoldhaaf ayay keentaa xaadan oo kale, naagaha la qabo raga u taga sidan ayay ku imaanaysaa, naagta oo nin kale jecel waxay bilaabaysaa ninkaas inay la raaxaysato, gogoldhaaf samayso.
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post