ama facebuugga sida aad u taqaano wax badan ayuu ka baddalay hablaha soomaaliyeed, markii hore paltalk jiray wiilka markuu gabar la sheekaysanayo sanad oo dhan ayuu baryayaa gabdhaha inay sawirkeeda u soo dirto ama ay kaamirada u shiddo, laakin marka facebook soo baxay iyada ayaaba soo buuxinayso, maalin kasta sawir cusub ayay soo gelisaa albunkeeda oo facebook, iyadoo aan la weydiinin meel kasta ayay soo sawirtaa kushiinka iyo dhamaan guriga xitaa cuntada ay kariso way soo dhigtaa sawirkeeda