Muxibo oo aan ka ah xagga Youtube waxay ka hadashaa arimaha khuseeya hablaha soomaaliyeed, xagga bulshada waxay ku nooshahay dalka maraykanka, dad badan ayaa ku taxan kanaalkeeda youtube, waxyaalaha caanka ay ka hadashay waxaa ka mid ah, gabadha fircooniga u gudan sidii loo qali lahaa oo looga soo sari cayda ku tolan alaabtooda si raaxo ay uga helaan kulanka xaaskooda