Dhererka wuxuu ka mid yahay soomaalida waxay naagta ku doortaan qofka raba inuu guursado gabar wuxuu weydii dhererkeeda wuxuu leeyahay ma dheer tahay? taas waxay sheegaan somalida inay naagta dheer ilmo laba lafood oo dheer inay dhalayso, siiba naagta jirka xoogga leh oo dherer ku darsatay, bulshadeena aad bay u tixgalisaa naagta dheer oo hilibka leh qurux ayay ku tilmaantaa naagtaas, laakin guud ahaan naagaha waxay u badan yihiin dherer caadi ah oo gaabnaan lagu tiriyo, sidoo kale waxaad fahmaysaa naagaha inay iyagana ka helaan dhererka kabo taago waxa la dhaho ayay badankooda qaataan kabahaas oo wax yar ku dara dhererkooda.
haweenka dheer aad baa loo qiimeeyaa la soco siiba soomaalida.