Webka waxaa la asaasay sanad ka hor marka la asaasayay waxaa loogu talagalay bulsho weyn soomaaliyeed inay ku soo taxmaaan, nolosha bulshada maanta wuxuu noqday webka ay aadka u akhristaan soomaali, maxaa ka dhigay nolosha bulshada webka ugu fiican su'aashan dad badan ayaa isweydiin kara, runtii waxaannu leenahay webka nolosha bulshada arimaha bulshada si fiican ayuu u taabanayaa, wuxuu ka hadlayaa waxyaalaha ay dadka u baahan yihiin siiba sariirta waxa la xiriira oo dadka qaarkooda aysan weydiin karin dad kale, laakin ay u baahan yihiin inay ka kahristaan netka, webka sidoo kale wuxuu aad uga hadlaa bulshada guud ahaan, dadka soomaalida ku nool qurbaha sawirada khayraadka dalka buuxa oo aysan dad badan la soconin siiba dadka qurbaha ku nool, sidoo kale nolosha bulshada wuxuu aad xoogga u saarayaa waxyaalaha wax lag faa'idaysan karo.

Tags:
warar