caashaqa haddii uu kaa bato calool xanuun ayaad ka qaadaysaa gabar waxaa la dhahaa midda xijaaban oo dhowrsoon gabar aan dhowroonayn ma aha mid ku qancin doonto mustaqbalka haddii aad naag guursanayso guurso waxaa lagaa rabaa inaad guursato midda aad is leedahay way dhowrsan tahay, maxaa lagu garan karaa naagta dhowrsoon?
naagta dhowrsan waxaa lagu garan karaa inaysan xumaan kaa ogolaanin inaysan dhuuni ahayn inaysan war badnayn sedexdaas haddii aad ka wayso naagta ma dhowrsoonaa dabcan xijaabka wuu ku jiraa naag dirac jiidayso oo naaskeeda banaanka yaalo lama dhihi karo way dhowrsoon tahay.