Jacaylka dhabta iyo guurka dhalinyarada


Jacaylka xaaska iyo ninkeeda aad buu ugu sahlayaa raaxada guurka runtii, jacaylka dhabta ah waa mid guurka la socdo oo been aan ahayn, labada qof ay samayn karaan raaxo iyo galmo iyagoo xalaal isu ah, laakin jacaylka kale aad sheeganayso oo aad leedahay gabadhaas ayaan jeclahay waxaad ka qaadaysaa keliya jahwareer iyo dhamac iyo gaajo, waxaad ku dadaashaa inaad guurka ku degdegto adoo dhalinyar ah, si aad ugu raaxaysato dhalinyarnimadaada
Jacaylka dhabta iyo guurka dhalinyarada
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post