Labsika xamar oo la sheegayo inuu isku baddalo goono iyo funaanad gabdhaha waxay bilaabeen inay iska daayaan jalaabiibki weynaa, waxaa la sheegayaa taas waxaa sabab u ah dhaqanka ka soo galay dalalka carabta oo naagaha xijaabka ka dhigtay madaxa in la daboo keliya oo jirka intiisa kale la qaawiyo si qaawanaan dadban wax dhab ah oo naasaha ku dhagaya iyo dabada.
ma og tahay labiska jirka ku dhagaya inuu leeyahay cudro badan oo ay ka mid yihiin dhalmo la'aan taas waxaa kuu sii dheer fitnada aad fidnaynayso dhaliyarada marka uu jirkaaga dhaqaaqayo oo loo jeedo wax walba