Albumka cusub iyo dhaqanka uunsiga dumarka

Dadka soomaaliyeed runtii waxaa lagu jeclaaday nadaafadda siiba dumarka soomaaliyeed, naagta soomaaliya waxay ku shidaysaa gurigeeda uunsi aad u caraf badan, guriga oo dhan wuxuu noqonayaa guri lala yaabo, sidoo kale  marka shaah ay soo kariso shaaheeda waa ka duwan yahay shaaha naagaha kale, wuxuu leeyahay joos iyo qarfo iyo heel iyo dhegeyare, dadka ajaanibta marka ay tagaan guri soomaaliyeed oo ay shaah ka soo cabaan waxay ka helaan shaaha, markaas ayay ku noqnoqonayaan si ay u soo cabaan shaahaas, dad kale kuma darsadaan shaah waxyaalaha carfo, si caadi ayaa loo kariyaa dunida kale, laakin soomaalida waxay dhahaan shaah macamar, dhaqankaas soomaali oo dhan ayuu ku faafsan yahay, qabiil kasta wuu yaqaanaa.

mugdiga gabartagabar london ku noo calan sida


haweenka fanaxda lehgabar duco ku jirtoitraah  nsjakani naag kuusan

cambuur garbeedslaootada gguriga
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post