Waxaa keena waxaalo badan cucunka, haweenka qaar ay ka sheegtaan wareega afka futada, waxaa ka mid ah waxaa keena dhowr sababoobd oo ay ka mid yihiin bakteeriya oo kuu soo gudubto ama maqaarka dabada agagaarkeeda oo jilca oo guduud noqda, ama baabasiir inay jiraan waa nabro kuuskuusan oo gudaha futada ka soo yaacaya.
Waxaa la isaga ilaalin karaa oo Ugu muhimsan waa nadaafadda, ka fogoow sabuunka jirka u soo jiidi kara kacaan, iska ilaalin inaad gacantaada ku xoqdo, haddii baabasiir ku hayo waxaa haboon inaad dhakhtar tagto oo aad daawo raadsato.
inta badan cucunka dabada waxaa lagu daaweyn karaa guriga, waxaa jira kareemooyin oo la mariyo dabda afkeeda marka ka joojiya cuncunka, waxaad tagtaa farmashiyaha oo waa inaad ka dalbataa kareemka la marsado gadaal, dad badan waxay ku dhacaan marka ay istiinka ku jiraan inay naagta ka dalbato ninka inuu dabada ka fareeyo, haweenka qaar waxay rabaan marka ay foorarsan yihiin in farta loogu xoqo futada afkeeda, taas waxay kuu keenaysaa inay kaa xanuunto, cuncun haddii uu jiro si loo daaweeyo ayaa jirta, mar webka waxaa na soo weyddiisay gabar aad uga sheegato cuncunka waxay dhahday ninkayga waxaan rabaa inuu iga galiyo bahalkiisa, waxaan dareemaa cuncun daran, taas xal kuuma noqon karto haddii uu kaa galiyo galmo ayuu kugu sameeyey waxaa laga yaabaa inaad u barato galmada noocaas ah, ee haddii meesha aad ka sheeganaysid nadaafadda ku dadaal daawooyin raadso