Calaamada lagu garto bigrada gashaantida



Astaamaha ugu weyn oo lagu garto gabadha bikrada ah waa in marka habeenka aqalgalka laguu keeno waxaad ka dareemaysaa meesha inay isku degan tahay, gabadha gudan inta badan waxay ka tolan tahay meesha kintirka laga soo bilaabo ilaa boqa waxaa u furan keliya meesha ay ka kaadiso, bigrada rasmiga waxay ka sii hooseysaa gudniinka, gudaha siilka ayay ku jirtaa, marka ninka ka gudbo meesha tolan, wuxuu u gudbayaa bikaarada dabiiciga ah, middaas ma adka, ma aha toliinka oo kale, gabdhaha aan la gudin, hal mar ayay ku bigra jabaan, sidoo kale kuwa sunaha loo guday, waayo iyagana lama tolin, waxaa kalo jira astaan kale tilmaamaysa taas oo ah dhiiga, naagta bikaarada marka laga jabiyo dhiig ayaa ka soo burqada, dhiig sida xinjirta oo kale ah, laakin dhiigaas naagaha way ku kala duwan yihiin, waxaa jira naago aan dhiig ka imaanin oo bigradooda ay tahay mid balaastiig oo kale ah, marka guska lagu riixo siilkeeda guska toos buu u galaa iyadoon bigrajabin, naagtaas waxay bigrajabaysaa marka ay dhasho, sidoo kale waxaa lagu gartaa gabadha bigrada ah, siileeka waa ciriiri farta xitaa dhib ayay ku gashaa, haddii aad aragto gabar si toos loo farayn karo iyadoo aan bigrajabin  inta badan waa la furay. waxaa la mid ah gabdhaha is fareeyo oo farta is galiyo iyagana halis waxay u yihiin inay waayaan bikaaradooda.
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post