Meelaha dharka lagu gado waxaa u badan haween, ma og tahay magaalada Nairobi in haweenka soomaaliyeed ay hindida booska ka saareen, gaar ahaan suuqa gaariso, dadka soomaaliyeed waa dad ku dheereeya ganacsiga, siiba dharka, suuqa dahabka Dubai waxaad arkaysaa haween oo soomaali ah dukaamo uga faran yihiin, sidoo kale haweenkan waxay aadaan China iyo India Iyo Southafrica si ay ganacsigooda u xoojiyaan, dagaalka marka uu dhacay waxa wax iibin jiray waxay ahaayeen dumar, suuqa bakaaraha oo dhan waxaa xirtay naago, marka waxaa la dhihi karaa hablaha Somaaliyed inay yihin naago aad ugu dhereyo ganacsiga