Tahriibka haweenka maxaa ka imaan kara

Tahriib maxaa jecleeysiiyay dadka soomaamliyeed, gaar ahaan tahriibka badda, yurub sidaas miyay u macdahayba aniga waa yaabanahay, itlaaiya lee u daran sidii lagu gaari lahaa, haddii mar itaaliya la tago, raaxada yurub waaba lagu jiraa, sidaas ayay aaminsan yihiin dad badan, hadana waxaa yaab leh marka ay yihiin dadka tahriibka samaynaayo gabdho, arintaas ma aha arin loo adkaysan karo, waayo gabdho badan Liibiya ayay waxay kala kulmeen dhac iyo kufsi, marka dadka dhalay gabdhahaas waxaa ku haboon inay ka ilaaliyaan gabdhahooda tahriibka, waayo dhib weyn ayaa ka imaanayo inta yurub la raadinayo
islaan somaligabdhaha taliyaaniga
ilanka yurubraaxada yurub
majaajilo
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post