Dhaqamada kala duwan ee yaalla koonfurta iyo waqooyi aad bay u kala duwan yihiin, kuwaas oo galaya xagga cuntada guurka, iyo meelo badan nolosha ka mid ah, soomaalida reer koonfur cuntadooda waxay u badan tahay soor iyo cambuulo, sidoo kale waxaa laga cunaa koonfur muuska iyo qudaarta kala duwan, kalluunka iyo digaaga, laakin soomaalida ku nool xagga waqooyi ma cunaan waxyaalaha qaarkood, sidoo kale waxay u badan yihiin geedka qaadka