Sidey isugu haystaan barbaarta iyo bilcaanta quruxda dhabta ah


Akshanka iyo labisyada kaalinta ay ka galaan soo jiidashada ninka waa la wada og yahay, quruxda iyo jacaylka ma aha wax dadka ay isku waafaqsan yihiin balse waxaa loo arkaa qaabab kala duwan, hadda tusaale ahaan nin baa wuxuu ku leeyahay aniga maba ka helo naag gaaban koo kale isagana wuxuu ku leeyahay aniga naagaha gaagaaban keliya ayaa isoo jiita, waxaa soo boodaya xariif kale oo ku leh aniga naagaha naasaha waaweyn m arki karo marka aan arko kacsi ayaan dareemayaa, mid kale ayaa soo boodaya wuxuu ku leeyahay aniga waxaan jeclahay naaska gacanta buuxiya oo yar oo kuusan.
haddaba sidaas ayay ugu kala duwan yihiin ragga, sidaas waxaa la mid ah dumarka iyagana way isku khilaafsan yihiin quruxda ragga. naag waxay rabtaa nin calool leh mid kalena waxay raadinaysaa nin caato ah oo dheer tus sddexaad waxay reabtaa nin xoog leh oo laba lafood ah, mid kale waxay ku leedahay waxaan rabaa nin timo xiiraan ama xabadka timo kale sidaas ayaay ugu kala daran yihiin xagga jacaylka iyo rabitaanka


habraha waaweyn naagta

shiirka iga taabohome naag dhuuqmo

full naag soomaligabatr hinid ah


Post a Comment (0)
Previous Post Next Post