Gabdhaha waxay ku kala sareeyaan nadaafadda, gabdho waxaa jira aad ugu dadaalo nadaafadda afkooda aad u nadiifiya, timahooda mar kasta dhaqa, kikilaha iska nadiifiya, shuunka iska jara ama xiira, kuwoo kale waxaa jira aan ku dadaalin xagga nadaafadda, areebo ayaa loo yaqaanaa, haddii nin guursado ayay ka sii daraysaa, waayo caruurteeda tabar uma helayso, haddii iyadoo gabar ah nafsadeeda ay u weysay waqti, ma u heli kartaa ilmaheeda waqti ay ku nadiifiso? naagaha noocan ah shiir badan ayaa ka soo baxo jirkooda, shiirka ka soo baxo aad buu u uraa, waayo qubays la'aanta ayaa yeelayso, timaha waxaa ka gasho injir, shuunkooda waa iska dheer yahay, laakin haweenka soomaaliyeed waxaa la sheegay inay yihiin kuwa ugu nadaafad fiican caalamka.