![]() |
Cilaanka |
![]() |
marada somali |
![]() |
qurbaha |
Maxaa ka dhexeeya ninka iyo naagta xagga jacaylka waxaa la sheegaa nimanka iyo naagaha ay ku kala duwan yihiin xagga jacaylka, ninka wuxuu ka helaa inuu ka sheekeeyo galmada inuu ka wareysto gabdha jirkeeda sida naasaha dabada cajaraha, iyaduna waxay ka heshaa inuu ku dhaho waan ku jeclahay abaayo macaan adiga aad baad u qurux badan tahay ha iga fogaanin, way yar tahay naag ninka marka ay la sheekaysaneyso jirkiisa weyddiinayso, maalmaahan inkastoo ay soo baxeen gabdho aan xishoonin siiiba facbook iyo paltalk