Ninkan waa caalim culimada soomaali ka mid ah, wuxuu akhrin jiray tafsiirka quraanka kariimka iyo naxwaha, wuxuu ahaa nin aad u wanaagsan, waxaa la dhahaa Sh. Nuurdiin Xuurshow, tafsiirka wuxuu ku akrin jiray masjidka siigaale ee xaafadda Hodan , sidoo kale naxwaha wuxuu ku akhrin jiray masjidka raxma ee xaafadda hawlwadaag, Ialaahay ha u naxriisto dad badan ayuu wax soo baray.