Dumarka quruxdooda waa wax qofba si u arko, ragga aragtida way ku kala duwan yihiin, ninba si buu u arkaa quruxda haddaba haweenka soomaaliyeed waxaa lagu tiriyaa naagaha ugu qurux badan aduunka, siiba xagga midabkooda maarrinka ah iyo qaabka ay u habaysan yihiin, qaar waxaad moodaa inay noqon lahaayeen dadka aan la gaari karin xagga quruxda jirka, gabadha soomaaliyeed xagga galmada ma aha mid ku liidata bas ragga ayaan fahmaynin haweenka badanooda si ay rabaan in loo sameeyo