Sawirada ugu cusub somal Facebook

Yaa u badan naagaha Facebook sawirada soo galiya haddaba waxaa la dhahaa waxaa u badan naagaha ku nool dalalka yurub iyo africa iyo maraykanka , waxaa ugu yar naagaha ku nool dalalka carabta, kuwa kenya aad bay u soo dhigaan sawirada Facebook, sidoo kale kuwa ku nool maraykanka. maxay u soo geliyaan haweenka sawiradooda webka Facebook? taas waxay u noqonaysaa sida ay u adeegsanayso gabarta iyo xaakeeda sida uu yahay, wayna ku kala duwan yihiin haweenka sababaha ay u soo geliyaan picture Facebook, naago waxaa jira raba inay noloshooda dadka kale u bandhigaan siibaa kuwa ku nool yurubta, waxay jecel yihiin inay tusiyaan asxaabtooda nolosha ay ku nool yihiin. waxaad arkaysaa waxay soo sawiraysaa meel kadta guriga ka mid ah, xitaa qolka jiifka.

 
 
 
 

 
 

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post