Gabayada jacaylka iyo geeraarada caashaqa ayaan waxaan la yaabay inay naagaha aad ula dhacaan, haweenka jacaylka lagu soo jiito waxaa ka mid ah, gabayga aad bay uga helaan ninka gabyaaga ah, agbar ma jirto aan ka helin gabayga, waxaad ogaataa cajallada aduunka oo heesaha waxaa aad u iibsada dumarka, waxa gala shineemada waa dumar filimada jacaylka waa aad u daawada waa dumar, haweenka aad bay u jecel yihiin filinka iyo heesta iyo gabayga.
wuxuu gabayga u soo jiitaa dumarka maxaayeelay wuxuu ka hadlaa ereyo macaan oo jacaylka badankii, hadalka jacaylka isku xiran ayaa naagaha ka helaan.