Gabaygii shukaansiga shaacir sheeko

Sukaansiga iyo sheekada shinni way ka daran yihiin shiirka ninka iyo shiirka inanta markay shab is dhahaan shiddo ayaa bilaabanyso ee shib iga dheh shumis kama gaaree shurufkaa i dhibayee, shirkan shaxshaxley shukaansi kama rabee shidadeeda ayaa shab igu dhahday oo shuban igu riday shardi waxaa iga ah inaan shiinaha shilimaan uga soo shabiyo oo sheekada shabisa, shareerka shaxshaxley shiddo iguma haayo shukaansigana waa sheeko shab shab ah ee sharafta ha iga qaadinee shumiska iga daa sheekh ayaan ahayee.











Post a Comment (0)
Previous Post Next Post