Gabar somali oo dibada ku nool

Marka ay tagto gabadha soomaaliyeed dibadda waxay ka fikiraysaa dadkeeda siiba waalidiinteeda hooyo iyo aabbe, marka ay nin guursato ninkii iyo iyada waxay isku qabsanayaan aabahayga lacag sidoo kale u dir hooyadayda lacag bay rabtaa, ninka bakhaylka ah meesha ayuu dagaal ka kicinayaa heer waxaa laysla gaarayaa furiin, isma dhahaayo qoftan waa xaaskaaga  ee is fahma


gabar habar gidir ahlabada farood
labo gabar oo raaxo u baahandaamaha qurxoon

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post