Farxiya kabayre oo xalay bulshada soomaaliyeed ka yaabisay waxay soo jaratay jeeda ay ciyaal suuqa soo jartaan waxay xaflad ku qabatay magaalada nairobi ee dalka Kenya bulsho dhalinyaro ayaa ka soo qabgashay xafladaas. xili waxaan maraynaa dadka soomaalida ay ka raadinayaan magac meel walba .