Akhriska buugaagta dhowmada dadka siday u saameeyaan


Qoraalada ka hadlo isu taga raga iyo dumarka raga ama dumarka akhrinaya saamayn maku yeelan karaan? .
marka hore dareenka wuxuu ka soo fulaa qalbiga iyo maskaxda, marka qof uu arko ama maqlo wax kiciya dareenkiisa xubnihiisa taranka ayaa dareemaya, ninka marka uu soo qabto buug ka sheekeeya qaababka galmada iyo istiinka waxaa laga yaabaa inuu guskiisa istaago, maxaayeelay waxyaalaha buuga ku yaala ayaa darenkiisa kor u qaadaya, raga qaar aad bay u kacaan qaarna qalbiga keliya ayay ka kacaan, haweenkana way ku kala duwan yihiin gabdho, waxaa jira marka ay soo qabtaan buug ka sheekeeya xubnaha nimanka ama raaxada dhowmada aad u kaco naago waxaa jira qalbiga ka raaxaysto, iyo kuwo xubinta taranka ka dareemo marka ay sheeko akhrinayaan, gabdhaha qaar siilkooda wuu soo bararaa wuuna kululaanayaa wuuna dhaqdhaqaayaa wuxuu rabaa in wax la galiyo, gabarta marka ay sheekooyinkan akhrinayso lugaha ayay isku rugtaa, sidaa awgeed astaamaha kacsiga haweenka waxaa lagu gartaa inay naagta isku rugto labada cajir, waayo marka ay isku rugto labada cajir siilkeeda faruurihiisa ayaa is xoqoya, taas waxay ka helaysaa macaan iyo raaxo, waxa dhici karta sidaas inay ku biyabaxdo.

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post