Fanaanka ugu majaajilada abadan ayaa lagu tiriyaa Cabdi Muriidi ajakis inuu yahay, hadaladiisa ayaaba lagu qoslaa qaabka uu u hadlo, ekshanka uu adeegsado ereyada, ajakis wuxuu jilay fimo badan, oo ay ka mid yihiin filinka canaad iyo tahriib, sidoo kale filimada hindiga af soomaaliga codkiisa ayaa u badan, ajakis wuxuu bilaabay waa hore inuu ka hadlo filimada hiniga af soomaaliga, falinka lagu magacaabo Dil (qalbi) ayuu u hadlayaa atooraha Raja abihiisa banaahawaas, filinkaas wuxuu aad ugu faafay soomaali, waa filin jacayl ah hadana majaajilo wata, ajakis sidoo kale wuxuu bilaabay inuu soo jeediyo barnaamijyo talefiishan, wuxuu ka soo cararay magaalada muqdisho markii la dilay saaxiibkiisa marshaale oo ay filin inta badan isla dhigi jireen, marshaale waxaa lagu toogtay magaalada muqdisho, ajakis markaas ayuu ka soo fiigay koonfurta soomaaliya, wuxuu filin la soo dhigay maki xaaji banaadir, siiba filinka canaad
 |
ajakis oo okiyaale ku taagan |
 |
ajakis oo naxsan |
 |
Talefiishanka |
 |
Tv |
 |
dadka |
 |
labiska |
 |
qamiis iyo cimaamad |