Ninkii waalnaa webiga jiinkiisa ku siigaysan jiray



Nin ayaa wuxuu jeclaa gabar gabadhii ayuu doontay markaas waa loo diiday, marka loo diiday ninkii wuu ku dhuftay wuu waashay, marka uu waashay ninkii wuxuu aadaa webiga markaas ayuu siigaaysanayaa isagoo gabadha uu jeclaa magaceeda ku dhawaaqaya, dadka hortiisa taagan kama xishoonayo, waxaa la yaab leh webiga marka uu ku siigaysanyo waxaa u jeedo dumar meesha dhar ku dhaqo, marka ay biyaha ka baxayaan wuxuu dhahaa qaata biyaha qaata biya way daadanayaan, sheekadan waxay tilmaamaysaa in raga kacsiga badan marka ay waashaan ay ku kici karaan arinta mid la mid ah, kacsiga wuxuu tagsiiyaa caqliga wuxuu u dhowyahay waallida
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post