Homewarar Wixii tagay fikirkooda maxay kuu keeni karaan Sunday, June 29, 2014 0 لا تنظر الى الماضي فتحزن Dib ha u eegin waxa aad soo martay oo xumaan ah waayo waxay kuu kordhinayaan murug, sidoo kale haka baqin mustaqbalka waayo fashil ayuu kuu keenayaa, bal ka tag murugadaada iska farax, rabigaaga talasaaro waa d liibaanaysaa Tags: warar Facebook Twitter